| Name |
Comments |
|
|
|
|
|
20 canab
sahruja_1@hotmail.com IP: 109.58.94.199
|
Thursday 08/26/2010 11:15:26 CDT |
|
|
|
 |
asc walaaha wbka waa salaamay sald kadib culimada juhdigoda ku bixiyay inee umada somalia saacidaan xaga barashada diinta islaamka aad iyo aad ayaa u mahadsantihiin. intaa kadib wbkan aad ayuu ii cajabiyay. walaalha ayana dadalkoda ama rayigaan oo aad iyo aadka u qiimahabadan noo bandhigay ayana waa salaamanayaa adinkana.waa adin mahdinaya.jzkh. intaa kadib walalka wbkaan kamasulka ah ama mamulaha ka ah waxaa ka codsanaa inuu noo fahfahiyo sida wbkan la isiga diwankalinkaro tan ugu fudud insha allah waxaa ad u jeclahay inaa wbkaan ku soo biiro. insha allah . ama telnbr kina iisoo qor ciwanka @mailkana kolee waa aragtaa aan umaleynaa jzkhyr wabilaahi towfiiq asc.  |
 |
|
|
19 Abdullahi
ridwaan55@hotmail.com IP: 90.230.26.141
|
Wednesday 08/11/2010 10:10:13 CDT |
|
|
|
 |
as, waa wanaagsan yahay , laakiin waa dhib in la is qoro hadii ruuxu rabo inuusan macluumaadka qaar sheegin, sida telka guriga ama adresska.
si kale wax maloo dhigi karaaa, xumaana iga aha laakiin waxaa jira asxaab aanan rabin inay toos isu sharaxaan laakiin howshaan danaynaya |
 |
|
|
18 abas
abasyare@live.com IP: 24.197.179.194
|
Saturday 07/03/2010 03:02:58 CDT |
|
|
|
 |
asalamo caley
waxan rabaa inan ka fa ideysto website kan oon wax kabarto |
 |
|
|
17 Bashir
dhexdhexaad@yahoo.com IP: 196.201.207.22
|
Wednesday 06/02/2010 00:01:07 CDT |
|
|
|
 |
Maashaa allaah;
Isku day wanaagsan iyo dadaal ayaad muujiseen.
Aqoonta waa qiimaha qofka. inta uu gooyo shaygu waxay ku xiran tahay hadba tayadiisa. Sidoo kale hadba qofku intuu aqoon leeyahay ayuu dakhligiisu yahay. Xammaal = $1/day, Doctor =$100/day, waa muuqaalka nolosha markaad daraasaysid.
Sidaa ayaad sharafku leedihiin inaad soo qaadeen aqoonta. Gaar ahaan aqoonta diinta oo joogta booska ruuxda nafta.
Hambalyo, Horayna uwada.
Walaalkiin Bashir. |
 |
|
|
16 amina
super_amin@hotmail.com IP: 83.248.126.231
|
Tuesday 05/18/2010 23:09:34 CDT |
|
|
|
 |
ASC wrwbr. Allxamulillaah, Allaah khayr farabadan haydinsiiyo.aamiin
wcs |
 |
|
|
15 yasiin
ibra97@hotmail.com IP: 74.210.53.142
|
Tuesday 04/27/2010 17:14:08 CDT |
|
|
|
 |
asc wr wbr ikhwa wa ikhwaat dhamaan,bacda salaan waxaan ahay mid ka mida ardada wax ka barata marnaamijkaan ay walaaladu juhdiga ku bixiyeen,weliba anoo ku nool wadanka Canada,macalimkeyguna ku noolyahay Hargeysa,Xaqiiqatan malinti aan bilabayay iyo maantadan wax ii dhaxeya farqi weyn waxayna mahad oo dhan u sugnaatay allahi nawaaafajiyay kheyrka,Hadii aan u soo noqdo milkiilaha iyo weliba mocalimiinta iyo weliba cidwalba ee mas,uul ah ee waqtigeeda ku lumisa barnaamijkaan waxaan leeyahay mahdin Aadane waxba idiinma tartee allah ha idinka yeelo kuwo uu u hibeeyo Raali ahaanshihiisa ee weliba allaah, ha idinka mid dhigo ku hargala maalinta aysan jirin wax la harsado illa harka alle ma,ahane allaahna ha idinku soo dhaweeyo annaga iyo adinkaba jannatul fardowzal aclaa Aamiin.
Walaalada aan nasiibka u helin in ay wax ka bartaan iyaga iyo caruurtooda waxaan idin leeyahay wallahi thuma wallahi waa fursad qaali ah oo weliba maalinta Qiyaamo xujo nagu noqon karta , xujadaas oo ah miyuuunan (ali muuse) idiin sameeyn meel aad diintiina ka barataan? maxaan ku jawaabi karnaa !!!!!! kaliya jawaabtu waa Haaaaaaa, akhiiran waxaan u mahadcelinayaa allahna uga denbi dhaaf weydiinayaa mocalimkeyga iyo waalidiintiisaba asc wr wbr |
 |
|
|
14 umu cabdla
ayaan_366@hotmail.com IP: 62.78.234.79
|
Thursday 04/22/2010 05:30:53 CDT |
|
|
|
 |
| maasha alaah ilaaahay misaankiina xasanaadka ha idiin saaro maalinta ay maal iyo caruur wax tarey hawl muhiim ah ayaad qabateen caruurteyda wey ku faaidey caruurteyda oo yurub joogta ayaa waxaa wa udhigaya macalin jooga hargeysa waa nicma alle uu nasiiyey kunbuyuutarka hadii kheyrka laga isticmaalo waxaaa ku jira faaido aan la koobi karin caruurteyda weyka faaideen marnaamishkan aad sameyseen markle ilaahay ha idiin danbi dhaaafo idinka iyo waalidkiinba |
 |
|
|
13 Aadan
farascade129@hotmail.com IP: 92.26.18.128
|
Tuesday 04/20/2010 14:33:03 CDT |
|
|
|
 |
| aslaamu aleykum wr wb waxaan idiinku hanbal yeynayaa webkan aad daka ugu faaiideysaan barasha diinta islamka, ilahey ajer iyo xasanaad ha idinka sii dhamaantiinba waa wanaag aad qabateen ilaheyna ha idinla garab galo aamiin |
 |
|
|
12 mahad
mahaddhere@hotmail.com IP: 78.147.128.177
|
Thursday 04/01/2010 16:16:39 CDT |
|
|
|
 |
Bismilahi Raxamani Raxiim
waana ku farax xaye markan arke beejkan  |
 |
|
|
11 abdirahman
abdirahmandiini@hotmail.com IP: 41.151.49.224
|
Wednesday 03/17/2010 16:00:12 CDT |
|
|
|
 |
mashaa allah waan ku faraxsanahay website kaan mudo ayaan radinaaye marka hore alle ayaa mahad leh oo inoo sahley website kaan mida kale milkilaha bebsite kaan ayaa aad uga mahad celinayaa illah misanka xasandka hanii saaro aduun iyo akhiraba ajir ween ha idinka siiyo ascwr |
 |
|
|
10 Istaahil
ramachilly@hotmail.com IP: 161.184.141.248
|
Sunday 03/14/2010 09:47:55 CDT |
|
|
|
 |
MashaAllah very cool may Allah reward you in Janna and Duniya inshaAllah and may allah help us and guide us to learn our Diin young and old InshaAllah!  |
 |
|
|
9 frahan
frahan@aolnorge.no IP: 77.18.66.50
|
Thursday 02/18/2010 03:05:02 CST |
|
|
|
 |
| asc waxaan aad ugu fraxsanahay bogan oo aan mudo raadin jiray maasha allah |
 |
|
|
8 Prof. Muraad Hassan
hmuraad@yahoo.com IP: 192.168.0.117<br> [193.251.167.4]
|
Thursday 02/11/2010 02:03:32 CST |
|
|
|
 |
Waad Salaaman tihiin,
Waxaan idiinku hambalyaynayaa website kan qiimaha leh ee aad ugu adeegaysaan ummadda soomaaliyeed ee burburtay.Taariikhdu ma duugowdo mana dhimato, waanad ogaataan in aad baal dahab ah ka geli doontaan |
 |
|
|
7 salahovic
salahovic74@hotmail.com IP: 196.201.207.170
|
Friday 02/05/2010 07:58:34 CST |
|
|
|
 |
maashaa allaah waxaan aniga oo ah salah aan aad ugu mahad naqayaa mulkiilaha websiteka ALIMUSE.COM |
 |
|
|
6 Abu Isxaaq Al-Zubair
Muslim_max@yahoo.com IP: 78.101.241.155
|
Thursday 02/04/2010 02:51:56 CST |
|
|
|
 |
Maasha Allaah. Baaraka ALlaahu fiikum walaalaha ku dedaalay mawqican qiimaha leh ee juhdiga iyo dedaalka dheeraadka ah loo hurey. Waxaan rajaynayaa iney ummada somaliyeed ee qurbaha u hajirey ka faa'iideystaan meel kaste oo ay joogaan insha Allaah.
والسل& #1575;م عليكم ورحمة |
 |
|
|
5 osob jirde
cosob109@hotmail.com IP: 67.246.201.186
|
Friday 01/29/2010 14:30:54 CST |
|
|
|
 |
| masha allah ilaahay ha idinla garab qabto miisanka xasanaadka allah ha iidinku daro insh aallah . |
 |
|
|
4 jama warsame
jamawarsame@hotmail.com IP: 72.73.124.47
|
Thursday 01/21/2010 15:38:44 CST |
|
|
|
 |
| allahu akbar dhamaan waxaan halkan kasalaamayaa walaalaha muslimiinta meel kasta ooy dunida kajoogaan mida kale waxaan salaan diiran udirayaa walaalahay musliminta ah gaasitan kuwa maamulaya page ka barashada diinta islaamka. mida kalle waxaan dhamaan kudhiiri galinayaa cidkastoo daneyni inaay caruurtooda diinta islaamka bartaa hala xiriiraan xigta maamulayaasha page kaani hadiid ubaahantahay sida loola xiriiro ama aadan agoonin sida computer ka looisticmaalo fadlan riix meelaha kugoran HELP then you will be able to reach them with honestly anigoo magaceygu ah jama warsame oo jooga wadanka mareykanka gaasitan magaalada Lewiston maine intaa ayaa iga ah waano iyo kaalmo muslinnimo thanks all,,,,,,,,, |
 |
|
|
3 daud
cuuf90@hotmail.com IP: 97.114.55.212
|
Thursday 01/14/2010 21:05:20 CST |
|
|
|
 |
| qeyr ala idin siiyo umada somaliyeed wax diinta baro aad iyo aad ayan ugu bahanahay. salamu caleykum |
 |
|
|
2 Abdulkadir Muhudin Roble
roobloow39@hotmail.com IP: 80.202.55.23
|
Sunday 01/03/2010 06:37:39 CST |
|
|
|
 |
| Masha allah waa barnaamij aad u fiican ,laakin waxaan rabaa inaan tijaabiyo ee sideen ku heli karaa? |
 |
|
|
1 Ghelle
aragtida@hotmail.com IP: 78.146.224.3
|
Sunday 01/03/2010 04:07:47 CST |
|
|
|
 |
| waa barnaamij aad u fiican. |
 |
|
|